Animation

Wasiirka Amniga Jubbaland Nin dhacay Hanti ay lahaayeen Xildhibaano oo la qabtay

no responses
Tuesday November 14, 2017 - 8:29 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur ayaa sheegay in loo baahan yahay wadashaqeyn dhex marta Wasaaradaha Amniga Dowladda iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira.

Waxa uu sheegay in taasi ay sahli karto in ay iska kaashadaan dhanka amniga iyo sidii la isugu wareejin lahaa dadka dambiyada gala.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in Jubbaland ay horay u qabatay Nin dhacay Hanti ay lahaayeen xildhibaano ay suurtagashay in Jubbaland ay ka soo qabato Gudaha Kenya taasina ay ku timid Wada shaqeyn.

Hadalkaan ayaa Wasiirka waxa uu ka sheegay furitaanka Shir looga hadlayo amniga kaas oo shalay ka furmay Magaalada Kismaayo.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.