Wasiiradii Maamul Goboleedyada Oo Meel Walba La Taagan Cayda Wasiirada Dowlada Fadaraalka AKHRISO.

0

Dalka Waxaa Ka Jira Maamul Goboleedyo Hoos Tagada Dowlada Fadaraalka Somaliya Waxaana Loo Sameeyay In Lagu Daadajiyo Howlaha Laga Qabanayo Deegaanada Ay Ka Jiraan Maamulada.

Tan Markii La Sameeyay Maamulada Waxaa Ka Soo Baxayay Hadalo Qalafsan Oo Aan Munaasab Ku Ahayn Kala Danbayna Iyo Nidaamka Dowliga Ah Ee U Dhaxeeya Fadaraalka iyo Maamulada.

 

Maamul Goboleedyada Waxay Leeyihiin Wasiir Ku Sumad Ah Kuwa Dowlada Fadaraalka Somaliya Tusaale Ahaan”Wasiirka Dastuurka Dowlada Somaliya Wasiirka Haween ka iyo Xuquuqul Insaan ka, Wasiirka Warfaafinta Dowlada Fadaraalka Somaliya sidoo kale waxaa jira Wasiiro Maamul Goboleed Oo Leh Magac Yadaas Oo Kale Sida Wasiirka Haweenka iyo Xuquul Insaanka Dowlad Goboleed ka Galmudug, Puntland, Jubbaland, Koonfur galbeed, Hirshabelle.

Maalmihii Ugu Danbeeyay Waxaa Soo Baxaysay Wasiiro Dowlad Goboleedyada Ka Tirsan Oo Aflagaadeynaya Kuwa Dowlada Fadaraalka, Tusaale Ahaa ” Wasiirka Arrimaha Haweenka iyo Xaquuql Insaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Hodan Abdi Shire Ayaa Barteeda Facebook-ga Ku Soo Qortay”waayabey maxaa ka quseeyo shir caruur looga hadalayo in uu fadhiyo wasiir dastuur oo xitaa aan laga tixgalin lagal tashan maamul goboleedayada wasiiradahoodii deeqo waxey ka shaqeydo talo kuma lahan maamul goboleed waxe ay wacato ma la yaqaano waa ka fiirassn doonaa wada shaqeynteed” Ayay Tiri Wasiir Hodan Waxaana Qoraalkeeda Ka Muuqday Mid Aan Loo Qorin Hab Saxan Aana Ka Soo Bixin Qof Masuul Ah Maadaama Habka Qoraalka Uusan Waafaq Sanayn Qoraalka AfKa Somaliga Micna Ahaana Aan Lagu aflagaadeeyay Wasiirka Arrimada Dastuurka Somaliya Abdi Hosh Jabril iyo Wasiirka Xaquuqul Insaan ka Dowlada Fadaraalka Somaliya.

Somaliya Waxay Ka Soo Kabaynsaa Burbur Hanada Waxaa Jira Masuuliyiin Xilal Looga Dhiibo Dowlada Fadaraalka Somaliya Oo Hadana Aan Aqoon Micnaha Xilka Ay Hayaan iyo Heerka Ay Gaarsiisan Tahay Go’aanada Iyo Shaqada ay Leeyihiin iyo Kuwa Dowlada Fadaraalka Somaliya Leeyihiin.