Wasiirada Amniga, Gaashaandhigga, iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo looga yeeray.

0
????????????????????????????????????

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa si deg deg ah ugu yeeray mas’uuliyiinta Hey’addaha Ammaanka dowladda Soomaaliya, si wax looga weydiiyo xaalada amni ee dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho.