Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Kheyre Oo La Filayo Inuu Is Casilo

no responses
Friday January 12, 2018 - 10:53 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

asiir ka tirsan xukuumadda Xasan Cali Kheyre is casili doono maalmaha soo aadan.

Ilo wareedyo ku dhow wasiirka Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa inoo sheegay in wasiirka uu doonayo in shaqadaasi iska casilo.

Sababta wasiirka isku casilayo ayaa naloogu sheegay iney tahay markii uu ogaaday in shaqsiga xiga ee Kheyre shaqada ka eryi doono inuu isaga yahay.

Islow ayaa laga yaabaa inuu is casilo marka la magacabo taliyeyaasha Booliiska iyo NISA, waxaana laga yaabaa in is casilaaddiisa kasoo hormarto magacaabistooda.

Xasan Cali Kheyre ayaa dhowr wasiir shaqada ka ceyriyey muddo Sanad gudahooda ah, kadib markii uu ku eedeeyay shaqo xumo.

Facebook Comments