Somali News

Wasiir Beyle Maxkamad Ayaan La Tiigsan Doonaa Ciddii Tiraahdo.

Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle Wasiirka Wasaaradda Maaliyada  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta hortegay Golaha Aqalka Sare ee dalka, isagoona ka hor akhriyay Akhrinta 1aad ee Hindise-Sharciyeedka Dakhliga Guud ee Qaranka.

Intaas kadib Wasiir Beyle ayaa waxaa uu sheegay inay Maxkamad la tiigsan doonaan ciddii mar kale tiraahdo Soomaaliya ayaa musuq-maasuq ka jiraa.

Related posts

War hada: Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo ka yimid gobolada dhexe ayaa gacanta lagu dhigay+xagee lagu qabtay inteesa u socday??

Tifaftiraha K24

Improving Likelihood Of Popularity in a Speech Pathology Graduate School

Sakariye Sakariye

Deg Deg:- Al-shabaab oo Saaka qabsaday Degmo Muhiim ah.

admin