Somali News

Wasiir Bayle oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Bangiga Aduunka u qaabilsan Soomaaliya Mr Hugh Riddell.+Sawirro

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdirahman Ducaale Beyle ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Bangiga Aduunka u qaabilsan Soomaaliya Mr Hugh Riddell.

Wasiir Beyle iyo mas’uulka ka socda Bangiga Adduunka waxay kulankooda kaga wada hadleen arrimaha ku saabsan Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka soo socda ee 2018-ka, iyagoo meel fiican wada dhigay waxyaabihii ay isla soo qaadeen, kuwaasi oo horumar u ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Qiso Cajiib Ah Mudana Cibro Qaadasho Iyo Ceebta Qof Muslim oo La Asturo Iyo Faa’idada Aay Leedahay..

admin

AMISOM iyo Kenya oo iska fogeeyey Xasuuqa 131-ka qof ee rayidka ah ?

admin

Weriye kale oo caan ah oo ka tegaya Laanta Af-Somaliga ee BBC-da (Shaqaalihii London oo la fasaxay)

Mohamed Abdirashid Abaajo