Arimaha Bulshada Breaking News Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News

Wasaaradda Awqaafta & Arr Diinta ayaa maanta magaalada muqdisho ku qabatay kulan lagu soo gunaanudayay howlihii xajkii 1440/2019.

Wasaaradda Awqaafta & Arr Diinta ayaa maanta magaalada muqdisho ku qabatay kulan lagu soo gunaanudayay howlihii xajkii 1440/2019.
Kulankan ayaa waxaa lagu martiqaaday dhammaan shirkadihii & guddiyadii ka soo shaqeeyay xajkii sanadkii hore.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda mudane Cismaan Adam Dhuubow ayaa kulankan ku dhiirigeliyay shirkadaha u soo shaqeeyay xujayda soomaaliyeed isaga oo aad u bogaadiyay hanaankii ay u guteen u adeegidda xujayda soomaaliyeed.
Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale aad u ammaanay kaalintii lama ilaawaanka ahayd ay ku lahaayeen xubnihii bicsada ee wasaaradda.
Waxaa ay wasaaradda ku soo bandhigtay kulanka paasboorada xujaydii ku geeriyootay xajkii 1440/2019 oo noqnaysa 30 sano la dib in markii ugu horraysay ay dowladda Soomaaliyeed gacanta ku hayso xogta xujayda ku geeriyootay xajka.
Ugu damabayn, waxaa kulankan shahaado sharaf lagu gudoonsiiyay xubnihii & shirkadihii u soo adeegay xujayda Soomaaliyeed xajkii 1440/2019.

Related posts

The Fartaag Research:- Madaxweyne Xasan Sheikh Sanado gudahood waxa uu dhacay Hal Bilyan oo Dollar.

admin

TOP NEWS: Maxay tahay Sababta uu Xasan Shiikh u Dalac Siiyay Liibaan Cali Yaroow iyo Xasan Cali Shuute

admin

SAWIRO: Sh Shariif oo Kulan Xasaasi ah la yeeshay Musharaxiin uu kamid yahay Cali Geedi.

admin