Animation

Warqad Cadeyn ah: Raisul Wasare Sharmaarke oo Si cad u sheegay in Ciidanka Nabad Sugida ay Magaalada Muqdisho ku Xireen Mid kamid ah Ergada Soomaliland ka soo jeeda

no responses
Wednesday November 30, 2016 - 3:53 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Raisul wasaaraha Soomaliya Cumar C/rashiid ayaa ka hadlay Wararka sheegaya in Magaalada Muqdisho lagu xiray Mid kamid ah Odayaasha Dhaqanka ee soomaliland kasoo jeeda.

War qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Raisul wasaare sharmaarke ayaa lagu cadeeyay in Ciidamo ka tirsan Nabad Sugida soomaliya ay 28-11-2016 Magaalada Muqdisho ku xireen Mid kamid ah Oday dhaqmeedka Soomaliland kasoo jeeda kaasi oo qeyb ka ah 135 Ergo ee soomaliland ka socota.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Raisul wasaaraha ayaa Amar adag faray Guddiga Amniga doorashooyinka wuxuuna ugu baaqay in aan wax fara galin ah lagu sameyn karin Odayaasha Dhaqanka, musharixiinta iyo Ergada Soomaliland ka soo jeeda.

Halkaan Hoose ka Aqriso Warqada ka soo baxday Xafiiska Raisul wasaare sharmaarke

img-20161129-wa0001

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.