Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Wareegto: Soomaliland oo Deegaannada ay Maamusho ka Mamnuucday Isticmaalka Domain-ka “.SO” (dotSO)

Soomaaliland waxa ay deegaannada ay maamusho ka mamnuucday adeegsiga Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo dowladda soomalia dhawaan ay la soo wareegtay.

Soomaliland waxa ay ku andacootay in isticmaalka .SO uu saameyn weyn ku yeelan karo jiritaanka iyo madax banaanida ay sheegato maamulka soomaliland waxaana xusid mudan in soomalilan sidoo kale dowladda soomalia ay horay ula wareegtay Furaha Numbarkja Soomalia ee 252

Halkaan Hoose ka Aqriso Wareegtada

Related posts

TOp News: Axmed Maddobe Oo Qaadey Talaabo Aad Uga Farxisey Dadka Reer Jubbaland (Tolow Maxay Tahay???)

Tifaftiraha K24

International partners call for resolution of the political crisis in Somalia

admin

Wasiirka Dhalinyarada iyo Sports ka Jubbaland oo Afur u sameyay Dhalinta Kismaay iyo Sh Maxamed Diini oo…+ Sawiro.

Tifaftiraha K24