Wareegto: Shariif Xasan oo Xilkii ka xayuubiyay Taliyhii Nabad Sugidda Koonfur Galbeed

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Sharif Xasan ayaa waxaa uu xilka ka qaaday  taliyaha nabad sugidda gobolka Bay ee maamulkaasi Ibrahim Isgoowe Ibraahim.

Xilka qaadista waxaa loo sababeeyay kadib markii uu gudan waayey howshii loo igmaday, lana shaqeyn waayey wasaaradda amniga gudaha iyo saraakiisha sare ee dowlag goboleedka.

Halkaan Hoose ka Aqriso Wareegtada