Animation

Warculus, Maxadweynaha Galmudug oo wareegto ku soosaray in labada Gole ee Dowlda ay hakiyaan howlaha Galmudug inta ay socdaan arimaha doorashooyinka

no responses
Saturday October 1, 2016 - 12:42 under Somali News by admin
mqdefault

Madaxweynaha Dowlada Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa goor dhaw waxa uu soo saaray  wareergto labadaas wareegto uu ku armarayo labada Gole ee Dowlada sida Baarlamaanka iyo xukuumada  inta lagu gudajiro arimaha doorashooyinka , ay kawada qeybqataan arimaha doorashooyinka , islamarkaana la hakiyo howlaha kale ee  Dowlada .

Wareegtada ayaa sidaan u qorneed

bbb-001