Animation

WARBIXIN:- Sarkaal Katirsan Alshabaabta Buuraha Gal-Gala Puntland oo sheegay inay la Midooben Kooxda Daacish

no responses
Friday October 23, 2015 - 9:07 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Sheekh C/qaadir Muumin oo ka mid ah Taliyayaasha Alshabaab ee ku sugan Deegaannadda Dowlada Puntland ayaa sheegay inay Mujaahidiinta Alshabaab ku dhawaaqeen inay ku biireen Dowladda Islaamiga ee Daacish.

 

Halkan ka Akhri Warbixintaas http://www.ishapuntland.com/?p=13213

ama Boqo www.ishapuntland.com

Facebook Comments