Animation

WARBIXIN: Maxaadan Ogeyn Oo Airport-ka Kismaayo Lagu Soo Kordhiyey??? (Warbixin Muuqaal Wadata Ayaan Idinkaga Wadnaa)

no responses
Tuesday September 20, 2016 - 5:32 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maamulka Gegida Dayuuradaha Magaaladda Kismaayo ayaa waxaa ay xariga ka jareen Aargo cusub oo laga dhisey afaafka hore ee Airport-ka Magaaladda Kismaayo.

Haddaba Warbixintan oo dhameystiran isla markaana muqaal wadata hoos ka daawo:-