WARBIXIN: Isbedelka shalay ka Muuqday Jawaari, Waayihiisa & Weerarka lagu qaaday

0

Warbixintaan waxaan ku eegaynaa waayihii siyaasadeed ee Guddoomiyihii Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari iyo Jawareerkii ka dhashay mooshinkii soo taagnaa maalmihii la soo dhaafay.

Sidoo kale Warbixintaan waxaan kaga hadleynaa Isbadalkii ka muuqday shalay markii uu khudbada ka jeedinayay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Guddoomiyaha iscasilay ee Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari.