WARBIXIN: Garoonka Diyaaradaha Doolow Ee Gobalka Gedo Sidee Bey Howlihiisa U Socdaan (Warbixin + Muuqaal Ayaan Idinkaga Wadnaa)

0

Shaqadda Garonka Diyaaradaha ee Magaaladda Doolow ee gobalka Gedo ayaa waxaa ay u socotaa si aad u wanaagsan.

haddaba Muqaalkan hoose waxaanu ku eegeynaa warbixin ku saabsn sida uu garoonkaasi u shaqeeyo ee hoos ka daawo.