Warbixin:- Dowladii hore labo sano gudahood 14 Xildhiban ayaa la dilay midan 1 xildhibaan ayaa la dhawacay.

0

Inta xildhibaan ee DF Somaaliya ee la dilay 2013 ilaa 2016

1- Xildhibaan Xuseen C/salaam Maxamed, September 2013, Muqdisho

2- Xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed (Faysal), December 2013, Gudaha Villa Somalia, Muqdisho

Sanadka 2014

3- Xildhibaan Isaaq Maxa’ed Riino 21 April, 2014, Muqdisho

4- Xildhibaan C/casiis Isaaq Mursal 22, April, 2014, Muqdisho

5- Xildhibaan Maxa’ed Maxa’uud Xayd 3 July, 2014, Muqdisho

6- Xildhibaan Saado Cali Warsame 23 July, 2014, Muqdisho

7- Xildhibaan Sheekh Aaden Madeer 1 August, 2014, Muqdisho

Sanadka 2015

8- Xildhibaan C/llaahi Qayad Barre 9 Febuary, 2015, Muqdisho

9- Xildhibaan Cumar Cali Nuur (Furdug) 20 February, 2015, Muqdisho

10- Xildhibaan Maxa’ed Ducale Muse (Xaji-kafe) 20 Febuary, 2015, Muqdisho

11- Xildhibaan Yuusuf Dirir 23 May, 2015, Muqdisho

12- Xildhibaan C/llaahi Maxa’uud Xuseen (Bantu) 25 July, 2015, Muqdisho

13- Xildhibaan Cabdi Maxa’ed Abdidoon 1 November, 2015, Muqdisho

14- Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan 7 November, 2015,

Intii dowlada hada jirta aytimi waxaan maqla in hal xilibaan uu dhaawacmay,Xilibaanda amaan darada kaqaylinaaya waa kuwo wax kale kadhex qaylinayaan,sidaad lasocotaan shirkii Kismayo waxaa kasoobaxay inaan Muqdisho iyo dalkoo dhan uusan nabad aheyn oon lagu shiri karin,madaxda Pl iyo Jl dantay leeyihiin waala gartee,kuwa Xamar dadkoodu ubadanyahay ee fikirkaa loosoodhiibay maxaad kutilmaami lahayd!