Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Wararkii ugu dameeyay ee Magaalada Marka

Waxaa Saaka Degan Xaaladda Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose oo ay Shalay si buuxda ula Wareegeen Dagaalameyaasha Al-shabaab.

Goobjoogeyaal ayaa noo sheegay in Saaka uu dib u biloowday Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga iyo isku  socodka Dad weynaha.

Al-shabaabka la Wareegay Marka ayaa Difaacyo ka sameystay qeybo ka mid ah  Degmada Marko ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Sidoo kale  waxaa jirta Cabsi ay qabaan Dadka ku nool Magaalada Marka,kuwaas ka baqaya in Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay Dagaal ku soo qaadaam Shabaabka la wareegay Degmada Marka.

Related posts

TopNews: Howlgalkii Hubka dhigista Muqdisho oo Sababo lama filaan ah loo joojiyay – Yaa ka dambeeyay?

nairobi

Kenya oo kawalaacsan Jabhada gooni iskutaaga Soomaalida NFD,

admin

Xasan Sheekh Oo Sababeeyey Taageerada uu Siiyey Isbahaysiga Wada Dagaalka Ka Dhanka ah Xoogagga Xuutiyiinta

admin