Animation

Wararkii Ugu dambeyeey ee Werarkii Paris & Tiradda Dhimashada Rasmiga ah (Sawiro)

no responses
Sunday November 15, 2015 - 1:36 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Weerarkii Magaalada Paris ee Dalka France ayaa waxa ku dhitay 129 ruux in kabadan 350 kale ayaa ku dhaawacmay iyadoo ay weerarkaas Sheegteen Kooxda Xigjirka ah ee IS IS Daacish.

Madaxweynaha Faransiiska ayaa ballan qaaday in amniga dalkaasi la adkeynaayo, wuxuuna xaqiijiyay in Faransiiska aysan joojineynin dagaalkeeda ka dhanka ah “argagixisada”.

Faransiiska ayaa lagu eedeynayaa in sirdoonkoodu uu “fashilmay”, sida xisbiga mucaaradka ee dalkaasi uu sheegayo.

Calanka Faransiiska ee safaaradda ay ku leeyihiin Shiinaha oo kala bar hoos loo dhigayo, sida safaaraddaasi laga sheegay.

Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa kulan degdeg ah isugu yeertay wasiiradeeda si ay uga arrinsadaan xaaladaha amniga kaddib weeraradii Paris.
Bulshada Muslimiinta ah ee ku nool Faransiiska ayaa waxa ay cambaareeyeen weerarada Paris.

Muftiga muslimiinta Suniyiinta caalamka ayaa “naceyb xun” ku tilmaamay weerarada Paris oo uu cambaareeyay.

Dhammaan boorsooyiinka iyo gawaarida waxa saaran ayaa lagu amray ciidamada xuduudaha inay baaraan, si ay u ogaadaan waxa saaran.151113040852_barack_obama_512x288_reuters_nocredit

151113232528_paris_512x288_afp_nocredit

151113233450_paris_redes_afp_3_624x351_afp

151114000003_paris_shooting_armed_police_512x288_reuters_nocredit

151114000305_paris_shooting_640x360_ap_nocredit

151114000621_ataque_paris_ambulancia_640x360_afp_nocredit

151114002945_sp_paris_feridos_640x360_afp

151114003921_elysee_paris_shooting_640x360_elysee

151114004019_5f09e02d-cb5f-4cf4-8f70-855481393868

151114004943_paris_redes_reuters_2_624x351_reuters

151114010400_french_police_512x288__nocredit

151114022024_paris_attacks_holland_640x360_getty_nocredit

151114024946_french_president_francois_hollande_attended_the_concert_hall__paris_640x360_afp

151114033934_french_flag_one_world_trade_center_976x549_getty_nocredit

151114034051_police_512x288__nocredit

151114035033_fans_stade_de_france_976x549_afp_nocredit

151114043451_sp_attacks_in_paris_640x360_afp_nocredit

151114044325_armed_french_police_patrols_near_the_saint_antoine_hospital_in_paris_640x360_eap_nocredit

151114050450_sp_attacks_in_paris_624x351_ap_nocredit

151114050540_paris_ataques_ejercito_624x351_afp_nocredit

151114051650_0b01a354-c1f2-4603-8c31-e8910eff92bd

151114051731_sp_paris_624x351_reuters

151114052127_bataclan624b

151114052921_inpics_france_man_police_976x549_reuters

151114053242_inpics_france_rescue_976x549_afp

151114065325_paris_attack_survivor_624x351_getty_nocredit

151114065908_ctujsdzukaeo0a4

151114071105_paris_heridos_promo_624x351_getty_nocredit

151114071403_forensic_police_inside_comptoire_voltaire_cafe_paris_624x351_afp_nocredit

151114074641_french_fire_brigade_members__640x360_reuters_nocredit

151114080541_german_french_embassy_flowers_512x288_epa_nocredit

151114081032_us_french_embassy_512x288_reuters_nocredit

151114085611_paris_police_640x360_getty