Somali News Top News

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxada Muqdisho ka dhacay iyo khasaaraha ka dhashay.

Qaraxa koowaad oo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa waxaa lala bartilmaameedsaday koontarool laga ilaaliyo madaxtooyada Villa somalia ee ku yaala tiyaatarka Qaranka.

Xiliga Qaraxa uu dhacaayay waxaa tiyaatarka qaranka ka socday Ol’olaha Is xilqaan oo ay wadeen Shaqaalaha Wasaaraddaha Ganacsiga iyo Xanaanada Xoolaha.

Inta la xaqiijiyay 5 Ruux ayaa ku geeriyootay qaraxa koowaad dhaawac intaas ka badanna waa uu ka dhashay.

Sidoo Kale Qaraxa waxaa ku geeriyooday wariye Cawil Daahir Salaad oo Universal TV u shaqeynaayay in seddex kamid ah shaqaalaha TVga.

QARAXA LABAAD .

Qaraxa Labaad wuxuu ka dhacay Nawaaxiga Taalada daljirka Daahsoon waxaana qaraxaaa lala eegtay gaari uu la socday guddoomiye ku xigeenka dhanka Amniga ee Gobolka Banaadir c/llahi Tuulax waxaana la sheegay in guddoomiye ku xigeenka uu qaraxa ku dhaawacmay waxaana sidoo kale geeriyootay qaar kamid ah ilaallada guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga gobolka Banaadir.

Related posts

Warbixin: Kooxda Dabagalka Cunaqabataynta Soomaaliya oo ka walacsan Dhoofinta Dhuxusha

admin

Dhagayso+Sawiro:- Madaxweyne ku Xigeenka PL oo Madaxtooyada Kulan kula qaatay Ganacsada Reer Boosaaso

Tifaftiraha K24

Maxkamadda G.Banaadir oo diiday in Dammaanad lagu sii daayo Mas’uul loo heysto Musuq Maasuq

admin