Somali News Top News

War-Saxaafadeed:- Galmudug oo War Muhiim ah ka soo saartay Halka ay ku Dambesyo Xaaladda Caafimad ee Madaxweyne C/Kariim Guulled….

War-Saxaafadeed:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa safar caafimaad ugu maqan dalka Hindiya halkaas oo uu todobaadkii tagey aadey.

Ka hor intuusan Hindiya aadin, Madaxweynuhu wuxuu kulamo kala duwan kula lahaa Nairobi beesha caalamka iyo dadweynaha Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Deegaanka Dowlad Goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha waxaa lagu sameeyay qalliin fudud oo qaatay qadar kayar saacad, wuxuuna kusoo laaban doonaa dalka haduu Eeebbe idmo si uu usii ambaqaado hawlaha shaqo ee uu ka hayay Galmudug. Wakhti xaadirkan waxaa si hufan u wada shaqooyinka la xiriira dhinacyada horumarka iyo siyaasadda Galmudug Madaxweyne Kuxigeenka iyo Golaha Wasiirada.

DHAMMAAD

Related posts

Jubaland upper house elections concluded and results were announced

Tifaftiraha K24

Wasiirka Amniga Jubaland oo sheegay in Kenya ay dhul balaarsi ay ka waddo Gedo

Ahmed sudani

Sawirro: Duqa Muqdisho oo maanta kormeeray goobaha lagu qaadaayo Imtixaanada D/Sare

admin