War muhiim ah RW Kheyr oo ka welwelsan in uu shaqadiisa waayo

0

Xog cusub, waxaa isoo taraya mooshinka RW Kheyre oo maraya 71 xilibaan oo hormuud ka yihiin DJ oo ay u arkaan fursad cusub, waxaa jirta RW kheyre qorshe uu kula heshiin laha Guddoomiye Jawaari, iyo waxaa kaloo jira  qaar ka mid ah xilibaanada DM u kala dab qaadaya wadahadlka, hase yeeshe Guddoomiye Jawaari oo ah rug cadaa siyaasadeed uu ku xeel dheer siyaasada dalka ayaa qorsheynaya in uu Kheyre mariyo jidkii RW hore ee Saacid Shirdoon, RW saacid ayaa ku bixiyey dhaqaale badan in uu xilka sii haaya, ka dib marka uu dhaqaale beelay saaxada siyaasada laga tuuray.

Qaar ka mid ah xilibaanada baarlamaanka ayaa u arkaan in tani ay tahay fursadii uga ficneyd oo soo marta waayo labada hogaamiye Kheyre iyo Farmaajo oo zero experience in politics/Khibrad siyaasideed mindna laheyn.   Jawaare ayaa qorsheynaya in uu marka hore Kheyre dhaqaalaha uu urureyey laga dhameeyo ka dibna si sahlan daaqada loogu tuuro.

List Raiisul wazaare soo maray Soomaaliya 2009-2016.