Animation

War Hada: Xagee ku Dambeysay Xaalada Wariye Xamze Maxamad oo Nabad Sugida Soomaliya Mudo 2 Maalmood ah Gacanta ugu jiray???

no responses
Thursday October 20, 2016 - 3:19 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaliya NISA ayaa Xabsiga kasii daayay Wariye Xamza Maxamad oo ka tirsanaa TV-ga caalamiga ee Aljazeera oo Xaruntiisa Dhexe ay ku taalao Magaalada Doha ee Wadanka Qadar.

Wariyaha oo Mudo 2 Maalmood u Xirnaay Ciidanka NISA ayaa sii deyntiisa waxa ay timid ka gadaal markii Dadaal ay u galeen Masuuliyiin Warbaahin Hey’addo Caalmi ah iyo Diblomaasiyiin Reer Galbeed ah.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Xamza Maxamad ayaa la sheegay in la qabtay Xili uu ka yimid Gobolka Shabeelada Dhexe waxaana Warar hoose ay sheegayan in Wariyaha lagu heysto Booqasho uu ku tagay Deegaano ay Maamulaan Xarakada Alshabaab.

Wariye Xamza Mohamed oo heysta Dhalashada Britain ayaa Galabnimadii Talaadadii laga qabtay duleedka magaalada Muqdisho, waxaa xilligaas bar koontarool ku qabtay Ciidamada Nabadsugida.

Telefiishanka Al-Jazeera ayaa xaqiijiyey sii deynta Wariye Xamza oo Ka mid ahaa Shaqaalaha Taleefishinka.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.