Animation

War Hada: Waxbadan ka Ogoow Socdaalka Cumar C/Rashiid ee Kismaayo iyo Kulan Xasaasi ah oo hada ka socda Madaxtooyada Jubbaland ee Magaalada Kismaayo

one response
Wednesday November 9, 2016 - 11:17 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Magaalada Kismaayo waxaa Goordhaw gaaray Wafdi uu Hogaaminaayo Raisul wasaaraha Soomaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaarke.

Raisul wasaaraha iyo Wafdigiisa waxaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Raisul wasaaraha waxaa loo galbiyay Aqalka Madaxtooyada Jubbaland Halkaasi oo uu kulamo kula qaadanayo Madaxweynaha Jubbaland Axmad Madoobe.

Lama Oga waxa ay ka wada Hadleen Labada masuul Balse Wararka qaara ayaa sheegaya in Raisul wasaaraha uu Kismaayo u tagay Ol olahiisa Doorashada Maadama uu Isaga Yahay Musharax u taagan Madaxtinimada Soomaliya.

Goordhaw Warbaahinta ayey la hadli doonan Labada Masuul .

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

One thought on “War Hada: Waxbadan ka Ogoow Socdaalka Cumar C/Rashiid ee Kismaayo iyo Kulan Xasaasi ah oo hada ka socda Madaxtooyada Jubbaland ee Magaalada Kismaayo

Comments are closed.