Breaking News Somali News Top News

War hada: Ra’isul wasaare kheyre oo shir deg deg ah isugu yeeray  hogaanka ciidanka xasilinta caasimadda

Ra’isul wasaaraha xukuumadda soomalia mudane xasan cali kheyre ayaa shir deg deg ah isugu yeeray hogaanka ciidanka xasilinta caasimadda.

Shirkaan deg dega ah ayaa waxaa looga arinsanaya ammaanka caasimadda oo maalmihii ugu dambeeyay faraha ka baxay iyo qaraxii maanta lagu weeraray saldhigga dagmada waabari.

Ra’isul wasaaraha ayaa hogaanka ciidanka xasilinta caasimadda weydiin doona sida ay ku dhacday in qarax lagu weeraro saldhigga waabari oo ah meel ay ammaankeeda inbadan sugayan ciidamada xasilinta .

Ra’isul wasaaraha ayaa sidoo kale saraakiisha weydiin doona waxa sababay in laga hortagi waayo weerarada qaraxyada ah ee shabaab muqdisho ka geesanayeen labadii maalmood ee ugu dambeysay.

Isha ku haay wixii kasoo baxa shirkaan deg deg ah.

Related posts

DEG DEG: Daawo Sawirrada Galmudug oo soo Bandhigtay Haweeneydii Kenyatiga aheyd ee Saakay Ay xooga kusoo Furteen Ciidamada Nabad Sugida Galmudug

Tifaftiraha K24

Daawo: Dabkii ugu qasaaraha badnaay ee Xalay Suuqa Xoolaha ka kacay iyo Hanti Badan oo ku bur burtay

admin

Top News: Kenya Oo Laga Dalbadey Hal Arin Oo Soomaalida Deeganadaasi U Roon (Tolow Maxay Tahay???)

Tifaftiraha K24