Animation

War Hada: Qaramada Midoobay oo Shaacisay Tirada ku Dhimatay Laba Doon oo ku dagtay Meel ka Baxsan Xeebaha Wadanka Liibiya

3 responses
Friday November 4, 2016 - 8:04 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

In ka badan 239 muhaajiriin ah ayaa la rumeysan yahay in ay ku dhinteen laba doonyood oo ku degay meel ka baxsan xeebaha Liibiya, sida ay sheegeen saraakiil muhaajiriinta ku howlan.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR, ayaa waxaa warkan u sheegay laba qof oo ka badbaaday doonyahaasi, isla markaana gaaray jasiiradda Talyaaniga ku taalla ee Lampedusa.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ilaa iyo hadda ma jiraan meydad laga helay doonyahaasi.

Sida uu sheegay ururka caalamiga ah ee socdaalka, in ka badan 4,200 oo qof ayaa ku dhintay badda Mediterranean sanadkan oo keliya.

Qaar badan oo ka mid ah dadka dhawaan ku dhintay baddaasi ayaa la rumeysan yahay in ay ka tageen Galbeedka Afrika.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

3 thoughts on “War Hada: Qaramada Midoobay oo Shaacisay Tirada ku Dhimatay Laba Doon oo ku dagtay Meel ka Baxsan Xeebaha Wadanka Liibiya

Comments are closed.