Animation

War Hada: Mudo 25 Sano Kadib Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho oo Maanta ay soo Caga dhigatay Diyaarad laga leeyahay Wadanka…..

2 responses
Tuesday November 15, 2016 - 12:06 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

jabuuti-640x425

Shirkadda duullimaadyada ee Jabuuti Airlines ayaa muddo 25 Sana kadib ka hawlgashay Soomaaliya,iyadoo Diyaaraddeedii ugu horreysay Maanta soo Caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Diyaaradda ayaa duullimaad toos ah waxay ugu billoowday Magaalooyinka Jabuuti iyo Muqdisho, iyadoo ka qayb qaadan doonta howlaha isu socodka Dadka Soomaaliyeed ee u kala gooshaya Labada Dal ee Walaalaha ah.

Jabuuti Airlines, ayaa ka mid noqonaysa Shirkado duullimaad oo heer Caalami ah, kuwaasoo dhowaanahanba Safarro shaqo oo toos ah ka waday gudaha Dalka Soomaaliya gaar ahaa Caasimadda Muqdisho.