Animation

War Hada: Mudadii 25 sano ee u dambeysay wadadaan ma aysan helin wax dayacir ah Balse Maamulka Gobolka banaadir ayaa…+Sawirro

no responses
Saturday January 28, 2017 - 4:48 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa maanta waxa uu dhagax dhigay Wadada Via Moscow oo isku xirta illaa iyo Seddex Degmo.

Mudadii 25 sano ee u dambeysay wadadaan ma aysan helin wax dayacir ah waxaase Maamulka Gobolka Banaadir uu hada doonaya in Wadadaan ay lamid noqoto wadooyinka Bilicda leh ee muqdisho laga hirgaliyay.

Guddoomiye Madaale ayaana Maanta si Rasmi ah u dhagax dhigay wadadaan oo ah mid si weyn loo isticmaalo baahiyo badana ay ka jirtay Mudooyinkii ugu dambeeyay.

Wadadaan dayactir lagu sameyn rabo ayaa waxa ay ka tirsantahay Dagmooyinka Xamar Jajab iyo Waabari ee Gobolka Banaadir.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

Facebook Comments