Animation

War Hada: Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida oo Xukuno kala duwan ku Riday Xubno ka tirsan Alshabaab oo lagu soo qabtay…….

no responses
Thursday October 13, 2016 - 3:48 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa Maanta xukuntay Rag ka tirsanaa Malleeshiyaadka Al-Shabaab.

Garsooraha Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ,G/dhexe, Xasan C/raxmaan Aaden, ayaa sheegay in Laba ka mid ah eedeeysanayaashan lagu xukumay mid Siddeed Sana oo xabsi Ciidan ah, halka mid kalena lasii daayay markii ay ku caddaan waayeen dembiyadii loo haystay.

Xubnahan ka tirsan Al-Shabaab ee Maanta la Maxkamadeeyay, ayaa lagu soo qabtay hawlgallo ay Ciidamada ammaanka ka sameeyeen Xhttp://www.kismaayo24.com/wp-admin/post-new.phpaafado ka tirsan Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir.