Animation

War hada: Maxaadan Ogeyn oo Madaxweynaha Jubbaland uu ka yiri Guushii Jawaari uu ka gaaray Xidig???

no responses
Wednesday January 11, 2017 - 1:23 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

15936837_1828455760759147_7121513699992936722_o-640x360

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Hambalyo u diray Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo markale loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Axmad Madoobe ayaa sheegay in Jawaari uu yahay Shaqsi u qalma in Markale uu Hogaamiyo Baarlamaanka Federaalka.

Jubbaland ayaa si aad ah uga soo horjeeday in Xildhibaan C/rashiid Xidig uu ku guuleesto Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.