Animation

Dhageyso: Maxaadan Ogeyn oo Madaxweynaha Hirshabeele uu Markii ugu Horeysay ka yiri Howlgalo Ciidamada Dowlada ay ka wadaan Deegaano ka….

no responses
Tuesday November 15, 2016 - 5:00 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa soo dhoweeyay Howlgalkii ay Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Amisom kula wareegeen degaanka Miir-taqwa ee Gobolka Sh/dhexe.

Cali C/laahi ayaa sheegay inay sii socon doonaan howlgallada lagu baacsanayo Ururka Al-Shabaab,dhowaanna laga saari doono goobaha ay kaga harsan yihiin degaannada H/Shabeelle.

Ciidamada is garabsanaya ayaa in dhawaalaba ka waday degaanno ka mid ah Gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe, weerarro lagu bartilmaameedsanayo Ururka Al-Shabaab.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Madaxweynaha