Animation

War Hada: Maxaadan Ogeyn oo Soomaliland ay ka Tiri Go’aanka Dowlada Soomaliya ay ku Joojisay Diyaaradaha Qaadka????

no responses
Monday September 5, 2016 - 6:18 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanu khuseyn go’aanka ay dawladda federaalka ku hakisay duullimaadyada qaadka ee ka yimaada Kenya.

Dawladda Soomaaliya ayaa mar sii horreysay maanta si kumeel gaar ah u joojisay dhammaan duullimaadyada qaadka ee tagi jiray Soomaaliya laga billaabo barito oo Talaado ah.

Wasiirka gaadiidka ee Somaliland Farxaan Adam Haybe, oo  saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in dhammaan diyaaradaha Jaadku isticmaali karaan garoomada diyaaradaha ee Somaliland ku yaalla .

Somaliland ayuu qaadka uga yimaadaa dhinaca Itoobiya dhulka ayuuna soo maraa, balse magaalada Laascanood waxaa maalin kasta ku dagta diyaarad sida qaad oo ka timaada Kenya.