Animation

War Hada: Maxaadan Ogeyn oo Maamulka Koonfur Galbeed ay soo Bandhigeen??? War ayaan idinkaga heynaa

no responses
Sunday October 2, 2016 - 8:37 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in ay Gacanta ku dhigeen Hub ay lahaayeen dagaalyahanada Alshabaab ee ku sugan Dagmada Diinsoor.

Guddoomiyaha Dagmada Diinsoor Ibraahim Maxamed Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka dowlada iyo kuwa K/galbeed ay weerar ku qaadeen maleeshiyaadkaasi oo ku sugnaa deegaan hoos yimaada degmada Diinsoor, kadibna hubkaasi lagala wareegay.

“Ciidanka labada dhinac ayaa weerarka qaaday, waxaa u suura gashay in ay gacanta ku dhigaan hub ay ka carareen Al-shabaab”ayuu yuru gudoomiyaha.

Koonfur Galbeed ayaa Dhowr jeer ku Cel Celisay in ay qaadi doonto Howlgalo ka dhan ah Alshabaabka ku sugan qeybo ka mid ah Baay iyo Bakool

Facebook Comments