Animation

War Hada: Maxaadan Ogeyn oo kusoo Kordhay Shirka La Filaayo in Maanta uu ka Furmo Magaalada Galkacyo??? Wararkii ugu Dambeeyay ayaan idin kaga heynaa

no responses
Saturday November 12, 2016 - 10:52 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wararkii ugu Dambeeyay ee Hada aynu ka helnay Garoonka Magaalada Galkacyo ayaa waxa ay sheegayan in Kulankii lagu dhex dhexaadinayay Colaada Galkacyo uusan weli Furmin.

Ergada Puntland ayaa Howlka xaadir ku ah sidoo kale Xubnaha Beesha Caalamka ayaa Iyaguna goobta ku sugan waxaana Maqan oo la sugaaya in Goordhaw ay Halkaasi soo gaaran Ergada Galmudug ka socota oo uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Galmudug.

Sidaas oo kale waxaa lafilayaa in uu yimaado Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka Cumar Cabdirashiid, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madobe), iyadoo warar soo baxaya ay sheegayaan in uu imaan doono Madaxweynaah dawladda Faderaalka.

Kulanka Waxaa la filaya in uu Furmo Marka saacadu ay tahay 2:00 Duhurnimo.