Animation

War Hada: Maxaadan Ogeyn oo Halisteeda leh oo Xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne??? War ayaan idiin kaga heynaa

no responses
Wednesday November 9, 2016 - 6:14 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helaaya Kooxo Hubeysan oo Xalay Magaalada Beledweyne ku dishay Aska ka tirsan Ciidamada Dowlada Federaalka.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Buunda weyn ee Magaalada Beledweyne waxaana Kooxaha Hubeysan ay Rasaas ku fureen Laba Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowlada Soomaliya.

Ciidamada Dowlada ayaa saakay Baaritaan ka wada Goobtii Xalay lagu dilay Ciidamada Dowlada Federaalka iyadoona ay Xusid mudantahay in Kooxihii Dilka geestay ay Isla Xalay ay Goobta ka Baxsadeen.