Animation

War Hada: Maxaadan Ogeyn oo Halisteeda leh oo Caawa Laga soo sheegaya Magaalada Beledweyne ???

no responses
Saturday September 24, 2016 - 8:12 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helaya Qarax qasaaro geystay oo caawa Fiidkii ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay Xaafad lagu magacaabo Buundo weyn oo ku taala Magaalada Beledweyne waxaana lala beegsaday Ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka oo Halakasi ku sugnaay.

Inta la Xaqiijiyay 7 Ruux oo Shacab ah ayaa ku dhaawacantay Qaraxa Balse lama sheegin Dhimasho qaraxa ka dhashay Iyadoona ay Xusid Mudantahay in Dadka ugu Badan ee Qaraxa ku dhaawacmay ay Aahaayen Dumar Caano Iibiya oo Halka Qaraxa uu ka dhacay ku ganacsanaayay.

Ma jirto Faha faahin intaasi ka badan oo Qaraxa laga helay Maadama ay aheyd Xili habeen Balse Dadka dhaawacmay ayaa la geeyay Cisbitaalka Magaalada Beledweyne.