Animation

War Hada: Maxaadan Ogeyn oo Hada laga soo sheegaya Koonfurta iyo Wuqooyga Magaalada Galkacyo??? War ayaan idin kaga heynaa

no responses
Saturday November 12, 2016 - 6:53 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Galkacyo ayaa waxa ay sheegayan in Magaalada Labadeeda Dhinac ay ka socdaan Kulamo Xasaasi ah oo ay Halkaasi ka wadaan Madaxweynayaasha Labada Maamul oo shalay Magaalada soo wada gaaray.

Madaxweynaha Galmudug C/kariim Guulled ayaa Kulamo waxa uu Koonfurta Magaalada Galkacyo uu kula leeyahay Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka Magaalada Galkacyo Isagoona kala hadlaayo Arimaha Colaada Galkacyo.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Sidoo kale C/Wali Gaas oo Wuqooyga Galkacyo ku sugan ayaa isna waxa uu kulamo la qaadana waxgaradka iyo dhaqanka Magaalada.

Labada Masuul ayaa lagu wadaa in ay ku kulmaan Magaalada Galkayco.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.