Animation

War Hada: Maxaadan Ogeyn oo Hada laga soo sheegaya in ay ka socdaan Magaalada Jowhar??? War ayaan idin kaga heynaa

no responses
Sunday November 6, 2016 - 9:22 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe sidoo aklana Xarun u ah Maamulka Hirshabeele waxaa la Filaya in Maanta ay aka Bilaabato Dhageysiga Khudbadaha ay jeedinaya Musharrixiinta u tartameysa Aqalka sare ee Hirshabeele.

Murashaxiinta Aqalka sare  ayaa xalay ilaa shalay Baarlamaanka Hirshabeelle la qaadanayay kulamo gooni gooni ah iyagoo haatan ku jira saacadihii ugu danbeeyay ee isku diyaarinta tartanka  oo lagu wado in ay ka soo baxaan 8 xubnoo.

Maamulka Hirshabeele ayaa laga sugaya in ay soo dadajinaya Liiska Xubnaha aqalka sare Iyadoona sido kale ay dhimanyihiin Xubnaha U Matalaya Aqalka sare Soomaliland iyo Gobolka Banaadir.