Animation

War Hada: Maxaadan Ogeyn oo Cawada ka dhacay Garaashkii lagu diyaariyay Qarax dhaawan Suuqa Beerta ee Dagmada Waabari???

no responses
Wednesday November 30, 2016 - 7:45 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Kooxo Hubeysan ayaa Cawada Fiidkii waxa ay Bambo Gacmeed ku weerareen Garaashkii lagu diyaariyay Gaarigii dhawaan isku qarxiyay Suuqa Beerta ee Dagmada Waabari.

Garaashka waxaa tan iyo wixii qaraxa ka dambeyay gacanta ku haayay Ciidanka NISA oo la wareegay Xarunta Garaashka.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Bambo ayaa lagu dhuftay Ciidanka garaashka ilaalada ka haaya waxaana la ogeyn qasaaraha soo gaaray Ciidankii NISA ee qaraxa lala eegtay.

Mudo yar kadib Qaraxa markuu dhacay Ciidanka waxa ay Bilaabeen Howlgal lagu baadi goobaayo kooxdii Bamka soo tuurtay.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.