Animation

War Hada: Maxaa Cusub Saakay Magaalada Galkacyo oo Xalay Laga Maqlay Daryanka Rasaas Xoogan??? War ayaan idin kaga heynaa

no responses
Friday October 28, 2016 - 7:43 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wararkii ugu Dambeeyay ee aynu ka heleyno Magaalada Galkacyo ayaa waxa ay sheegayan in Xalay Galbeedka magaalada Galkacyo laga maqlay Rasaas xoogan oo halkaasi ka dhaceyso.

Rasaasta oo qaarkood ay aad u Cuslaayeen ayaa waxaa la maqlaayay Xili Saacada Geeska Afrika ay ku Beegneyd 10:00PM iyo qadar Daqiiqo ah waxaana marqura Dadku ay kusoo tooseen Hugunka Rasaas Culus oo ka dhaceysa Galbeedka Galkacyo oo ay isku Horfadhiyaan Labada Ciidan.

Lama Oga in Dagaal uu dhacay iyo Inkale Balse waxaa la maqlaayay Rasaas xooga,.

Xaalada Magaalada Galkacyo Saakay wey Dagantahay Dadka ayaase aad u hadal haaya Rasaasta xalay dhacday.