Animation

War Hada: Kumaandoosta Soomaliya oo Howlgal Qorsheysan ka Sameeyay Deegaano ka tirsan Gobolka…..

no responses
Friday October 21, 2016 - 3:49 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ayaa howlgal gaar ah oo qorshaysan waxay ka sameeyeen deeaanka Caanoole ee gobalka Shabeellaha Hoose.

Howlgalkaan ayaa waxaa lagu soo qabtay Ciidan ka tirsan Shabaab ah iyo Hub, sida ay Warbaahinta u sheegeen saraakiil katirsan ciidanka kumaandooska.

Dagaalyahanada la soo qabtay ayaa haatan baaritaano lagu samaynayaa sida ay saraakiishu sheegeen.

Ciidanka Kumaandoosta Soomaliya dhow jeer oo hore ayey Howlgal qorsheysan ka fuliyeen Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose