Animation

War Hada: Koonfur Galbeed oo soo Bandhigtay Musharixiinta Xubnaha Aqalka Sare u Matalaya K/Galbeed

no responses
Sunday October 9, 2016 - 12:53 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maamulka K/Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigay Liiska Musharaxiinta maamulka K/galbeed u matalaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Hadabada hoos ka aqriso Liiska musharaxiinta K/galbeed u matali doona Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

14570223_1751391931782460_1821087796292795048_n 14642330_1751391955115791_3174267999179290232_n-1