Animation

War Hada: Maxaadan Ogeyn oo ka soo baxay Kulan Cadaado ku dhemxray Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug???

no responses
Thursday November 24, 2016 - 12:19 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

–Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka dadban ee heer Federaal Cumar maxamed Cabdulle iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado, iyadoo ay Garoonka Diyaaradaha ku so dhaweeyay Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Maamul-goboleedka Galmudug

Guddoomiye Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhagey) iyo wafigi la socday ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamad Xaashi Cabdi, kulaankaasi oo ahaa mid looga hadlayay dar dar galinta howlaha Doorashooyinka ka socda halkaasi.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Kulanka kadib waxaa warbaahinta Qaranka la hadalay Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhagey), isagoo ka war bixiyay socdaalkiisa uu ku tegay Magaalada Cadaado

Maxamad Xaashi Cabdi Madaxweyne ku Xigeenka Galmuudg ayaa dhankiisa sheegay in ay ku dadaalayaan ka maamul ahaan dhameestirka xubnaha Aqalka hoose, maalmaahan soo aadan, isagoo xusay in ay wadaan xalinta tabashooyinka jira.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.