Animation

War Hada: Doorasahada Xubnaha Aqalka Sare ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka bilaabatay

no responses
Wednesday October 19, 2016 - 10:31 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Baydhabo waxaa Goordhaw si Rasmi ah uga Bilaabmay Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee Koonfur Galbeed.

Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa guda galay Codeynta Musharixiinta Aqalka sare u tartameysa waxaana Xildhibaanada ay u Codeyn doonan ilaa 8 Xubnood oo Aqalka sare K/Galbeed u matali doono.

Koonfur Galbeed wuxuu Noqday Maamulkii Seddexaad oo guda galay Doorashada Xubnaha Aqalka sare Iyadoona Jubbaland ay Saacad ka horeysay Doorashada Xubnaha Aqalka sare Waxaana Jubbaland ay Noqotay Maamulkii Labaad ee Guda galay doorashada Xubnaha Aqalka sare.

La soco Doorashada ka socota Magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo