Animation

War hada: Diyaarad ku Bur burtay Wadanka Colombia taasi oo ay saarnaayeen Koox kubada cagta ciyaarta oo ka dhisan Wadanka…..+Sawirro

no responses
Tuesday November 29, 2016 - 12:06 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

barsil

Diyaarad ay saarnaayeen 81 ruux oo ka mid ahaa koox kubadeed oo reer Brazil ah ayaa dhacday iyada oo ku sii dhaw magaalada Medellin ee dalka Colombia, sida ay saraakiishu sheegeen.

Ilaa iyo hadda wax badan lagama ogo macluumaadka ku saabsan burburka diyaaradda laakiin waxaa jira warar sheegaya in ay jiraan dad ka badbaaday shilkaas.

Diyaaradan oo ka soo duushay Bolivia waxay waday qaar ka mid ah xubno ka mid ah kooxda kubadda cagta ee Chapecoense sida ay saraakiisha garoonku sheegeen.

Kooxdaasi waxay ciyaarta kama dambays ah ee koobka Chapecoense la dheeli lahayd kooxda Atletico Nacional.

Brazilian soccer player Alan Luciano Ruschel of Chapecoense soccer club receives medical attention after a plane crash in Antioquia, central Colombia November 29, 2016. REUTERS/Guillermo Ossa

An Avro RJ85 operated by Lamia which crashed on approach to Medellin while carrying 81 passengers and crew including Brazilian football team Chapecoense is seen in a file picture taken in Norwich, Britain on September 25, 2015. REUTERS/Matt Varley

FILE PHOTO - Players of Chapecoense celebrate after their match against San Lorenzo at the Arena Conda stadium in Chapeco, Brazil, November 23, 2016.  An aircraft with 81 people aboard, including Brazilian football team Chapecoense, crashed in central Colombia, the country's civil aviation association said on its website on November 29, 2016. REUTERS/Paulo Whitaker/File Photo