Animation

War Hada: Ciidamada Maamulka K/Galbeed oo Dagaal La’aan la Wareegay Dagmo Aad Muhiim u ah oo Alshabaab ay……

one response
Monday November 14, 2016 - 7:47 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Waraka Ka imaanaya Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool ayaa Sheegaaya in Degmadaasi ay la wareegeen Ciidanka Koonfur Galbeed.

Degmada Tiyeeglow ayaa waxaa Dagaal la’aan la wareegay Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed, kadib markii ay ka baxeen Shabaabkii halkaasi ku sugnaa.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo aan la xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyay in Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed ay hada si buuxda gacanta ugu hayaan Degmada, sidoo kalena ay wadaan Howlgallo ka dhan ah Shabaab.

Shabaab ayaa intii ay ku sugnaayeen Degmada Tiyeeglow waxa ay ku dileen tiro dad ah, kuwaas oo ay ku eedeeyeen in ay jaajuus u ahaayeen Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

One thought on “War Hada: Ciidamada Maamulka K/Galbeed oo Dagaal La’aan la Wareegay Dagmo Aad Muhiim u ah oo Alshabaab ay……

Comments are closed.