Animation

War gada: Wasiirka arimaha dibadda dalka jarmalka oo safar kedis ah ku yimid magaalada muqdisho iyo kulan hada ka socda…..

no responses
Monday May 1, 2017 - 8:48 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka sigmar gabriel ayaa goor-dhow ka soo dagay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee  Magaalada Muqdisho

Wasiirka waxaa garoonka diyaaraddaha aadan cadde kusoo dhaweeyay ra’isul wasaare xasan cali kheyre iyo wasiirka arimaha dibadda yuusuf garaad.

Kheyre iyo wasiirka arimaha dibadda jarmalka waxaa hada u socda kulan ay saxaafadda dibad joog ka tahay.

Wasiirka arimaha dibadda jarmalka waxaa sidoo kale la filaya in uu la kulmo madaxweynaha jamhuuriyadda soomalia mudane maxamad c/llahi farmaajo.