Somali News

War Deg Deg:-Toogasho Ka Dhacday Magaaladda Muqdisho.

Askari ka tirsan Ciidamadda Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qof shacab ah ku dilay mid kalana ku dhaawacay magaaladda Muqdisho.

Falkaan ayaa ka dhacay Agagaarka Isgoyska Tarabuurka ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal askariga iyo labadda qof ee shacabka ah waxa soo kala dhexgalay muran taasi oo keentay in askariga uu toogasho geysto,islamarkaana uu goobta ka baxsado.

Related posts

Daawo: Wabiga Shabeele ee Mara Magaalada Jowhar oo Biyo Keenay Maalintii shalay

Tifaftiraha K24

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Muqdisho soo gaaray ( Ujeedka Socdaalkiisa)

admin

Dhageyso: Maamulka Gobolka Banadir oo Amar dul dhigay dadka guryaha ka dhisanaayo Magalada Muqdisho

admin