Top News

War Deg Deg Ah Oo Naga Soo Gaaray Magaalada Jowhar Caasimada HirShabelle

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Gaadiidka iskaga kala goosho Muqdisho ilaa Jowhar ay maanta hakad galeen markii culeys uu soo food saaray.

Qaar ka mid ah Gaadiidleyda waxay sheegeen in Lacago xad dhaaf ah laga qaaday Baabuurta islamarkaana aysan suurta gal aheyn inay sii shaqeeyaan.
Audio Player

Waxay Warbaahinta usheegeen Darawalada Qaar in Lacago Canshuur ah iyagoo laga qaadayo ay keentay in isbaarooyin hor leh lasoo dhigay wadada udhaxeysa Jowhar ilaa Balcad.

Deegaanka Gololeey Ee Duleedka Balcad ayaa isbaarooyin lasoo dhigay iyadoo lasoo warinayo in is rasaaseyn ka dhacday Deegaanka.

Related posts

Madaxweynaha Koofur Afrika oo ku baaqay in la joojiyo weerarada ajnabi naceybka ah

admin

Xasaasi Dhageyso: Nabad-doon Xaad” Dowladu waa in ay Galakcyo geysaa Ciidamo Dheerad ah oo isugu jira Milatari Nabad Sugid iyo…….

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Waqtiga kama Dambeysta ee dhaceyso Doorashada oo Si rasmi ah loo shaaciyay waa Goormee???+Sawirro

Tifaftiraha K24