Animation

WAR DEG DEG AH:-Madaxweyne Siilaanyo oo Ku Dhawaaqay Arin La Yaab Noqotay Maanta Waxii Ka Dambeya Anigu Maahi…

no responses
Tuesday November 10, 2015 - 10:09 under Breaking News by admin
mqdefault

Madaxweyne SIILAANYO ayaa jeedinaya khudbad dheer oo kusaabsan Xaalada xisbiga iyo waxqabadka Xukumadiisa mudadii utalada hayay , madaxweynuhu wuxu iftiimiyay marxaladihii kala dambeeyay ee uu soo maray xisbiga KULMIYE, sidoo kalena waxa uu sheegay inaanu ahayn murashax kana tanaasulay hankiisi marlabaad ee doonista madaxtinimo, madaxweyne SIILAANYO wuxu xusay in uu doortay in uu ka nasto xilka qaranka oo aanu markale madax-nimo isu soo taagin
”Murshax miihi waan tanaasulay si aan fursad u siiyo kuwii sanadaha badan ila soo halgamayay, Waxan rabaa inaan Somaliland kaga tago waddo aan hore loogaga tegin waxan diyaar u ahay inaan utaanasulo saaxibadaydii mudo badan ila soo shaqeeyay..” Ayuu yidhi Madaxweynaha ku meel gaadhka ah ee Somaliland Mr SIILAANYO

12196033_1026117370785203_806587979677243075_n12227154_715723205195357_8481915995539727024_n

kismaayo24.com

abdi kafi abdi abdulle