Animation

War Deg Deg Ah: Dagaal Hada Ka Socda Magaalada Caabudwaaq

no responses
Wednesday November 16, 2016 - 11:03 under Somali News by cabudwaaq
mqdefault

inta LA xaqiijiyey half qof ayaa Ku dhintay in kabadan 5 kalana way Ku dhaawacmeen Ka gadaal markii Dagaal uu ka Qarxay barqanimadii Manta magalada Caabudwaaq kaasi oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelood.

Dagaalka ayaa ka socda bartamaha magalada manta jirto ilaa iyo had a cid kala dhexgashay waxaana LA xiray dhamaan goobihii Ganacsiga Magalada iyadoo la Maqlaayo Rasaas Xoogan oo Magaalada ka dhaceysa.

Culimada magalada ayaa ugu baaqay inay joojiyaan dagaalka maleeshiyaadka dagaalamaya waxaan jira qasaaro aad u faro badan oo uu sababay dagaalka had a socda

Wixii warar ah kala soco kismaayo24.com